Gen. Giuseppe Cavo oo balanqaad culus u sameeyey ciidanka Xooga dalka (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga Gen, Giuseppe Cavo Dragone oo Booqasho ku jooga Soomaaliya. S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Taliyaha Ciidanka XDS iyo dhigiisa Dalka Talyaaniga ayaa ka wada hadlay xiriirka iskaashi ee labada ciidan ee dhanka tababarada iyo qalabeynta Ciidanka … Continue reading Gen. Giuseppe Cavo oo balanqaad culus u sameeyey ciidanka Xooga dalka (Sawirro)